Df-ka Oo Isku Mar Soo Afjareysa Karoona & Kenya

-

Ciidamo aad u tira badan oo ka socda Dalka Itoobiya ayaa gaaray gobolka Gedo, wararka qaar ayaa sheegaya in ciidankani oo sita baabuur ay ku buufsantahay calaamada Midowga Afrika ay buux dhaafiyaan degmada Doolow.


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Xogta hooseysa ayaa sheegeysa in ciidankani loo wado in ay buuxiyaan booska Kenya, xilli DF-ka ay waddo qorsho ciidanka Kenya oo looga saaraayo dalka Soomaaliya.

Ciidankani Itoobiyaanka ah ayaa soo dhaweyn diiran ka helay maamulka Dolow ee Df-ka,hallka dadka deegaanka ay soo tabinayaan walaac hor leh iyaga oo ka cabsi qabo in markale deegaanadooda dagaalo ay ka qarxaan.

Df-ka oo khilaaf xooggan kala dhexeeyo Kenya, ayaa markani dooneyso in ay gabi ahaanba meesha ka saarto ciidanka Kenya, madaama Kenya lagu eedeeyey in ay falal naar afuur ah ka waddo gobolada Jubbooyinka.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...