DFS oo baahisay liiska Magacyada 10-kii Arday ee Ugu Horreeyey natiijada IMtixaankii Qaran #Aqriso

Wasaaradda Waxbarashada dowladda Soomaaliga ayaa maanta shaaciyay natiijada imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Imtixaanka oo ay u fariisteen ilaa 16,000 arday waxaa kaalinta ugu horeysa galay toban Ardey oo si gaara loo shaaciyay magacyadooda iyo natiijadii ay keensadeen.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA 10-KA ARDAY IYO NATIIJADOODA.

1- Cabdiqaadir Cabdulaahi Salaad Colow (94.00)

2- Axmed Cabdiraxmaan Ibraahim Cali (93.71)

3- Shaafici Xasan Maxamuud Kaahiye (93.29)

4- Mascuud Cumar Cabdiqaasim Xasan (93.14)

5- Bashiir Maxamed Xirsi Diiriye. (92.86)

6- Salmaan Cali Xaaji Aadan Cali (92.79)

7- Cabdirasaaq Macallin Ibraahim Nuux Daa’uud. (92.71)

8- Maxamed Haashim Maxamed Saalax. (92.57)

9- Cimaadudiin Abuukar Shiikh Cabdilaahi (92.50)

10- Cabdilaahi Xasan Maxamed Maamow (92.43)

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA