Dhacdo Cajiib ah: Nin Heesaa caan ah oo Milayn”like” maher kaga dhigay gabdhiisa #sabab cajiib ah

-

ninka heesaaga reer yemen ah ee lagu magacaabo saalim acyaasha ayaa ayaa shaaciyey in qofkii bartiisa facebook soo dhiga post uu ku heli karo Milyan”like” uu siinaayo gabdhiisa taas oo ka dhigan in “like-ta” uu maher oga dhigay gabdhiisa.
hesaagan oo ka soo jeeda magaalada Ticis ee dalka yemen ayaa helay 35,000 oo like mana gaarin u jeedkiisa ahaa in uu helo milyan like waxaana gabi ahaanba laxiray boggiisa facebook.
arintan ayaa dhalisay canbaareyn ay bulshada u soo jeediyeen ninkan heesaaga ah iyagoo ku eedeeyey in uu caanimo ku raadiyey waddo qaldan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...