DHACDO CAJIIB AH:maxkamad xukun shan sano ah ku riday nin dhintay#waa markii ugu horreysay taariikhda

La Wadaag Asxaabtaada

Dhacdadani oo ah midii ugu horeysay ee nooceeda ah ayaa waxaa maxkamad ay leedahay xarakada xamaas ee falastiin waxa ay xakun ku riday nin lagu magacaabo DAARIQ BIDWAAN oo horay ku dhintay masar gaar ahaan SIINAA isagoo xilikaasi ka bar bar dagaalamayey xooggaga dowlada islaamka ee SIINAA.
Xamaas ayaa ku eedeysay ninkan dhintay in mas,uul ka ahaa weeraro duqeyn ah oo ciidanka Isra,il u geeysteen xabsiyo ay ku xirnaayeen rag eedeysanayaal ah oo ka tirsanaa jamaacada salafiyah jihaadiyah.
Maxakamadani xamaas ay leedahay ayaa eedeyn u jeedisay rag badan oo ka tirsan salifayah jihaadiyah waxaana ragga tuhmada hareeysay ka mid ah DAARIQ BADWAAN iyagoo ku xakumay Muddo shan sano ah oo xabsi ah isagoo maqan hase ahaate eedeysanaha la xakumay ayaa ku dhibtay SIINAA masar isagoo ka tirsan DAACISH arintaasi oo dad badan ka yaabisay.
waxaa xabsiyada xamaas ku jira boqolaal ka tirsan ragga aaminsan fkirka salifiyah jihaadiyah iyadoo xamaas raggaasina ay u aragto in ay yihiin kuwa doonaya in fikirka Dowladda islaamka(IS) ay ku beeraan falastiin
HALKAN HOOSE KA EEG SAWIRKA DAARIQ BADWAAN OO LA SHAACIYEY BATWAAN

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada