Mid ka mid ah kaniisadaha dalka Urdun ayaa qaadatay Ficil ku cusub taariikhda aduunka ka dib markii ay kaniisadda sheegtay in marka la gaaro xilliga af-furka in kaniisadda ay qeyb ka qaadaneyso ogeysiinta muslimiinta in la gaaray xilliga af-furka si taasi ay suurtgashana waxa ay kansiiadda sameysaa Aaadaan marka la gaaro salaadda maqrib.
waxaana afaafka hore ee kaniisadda iskugu soo baxaya boqolaal muslimiin ah oo ku af-furaya aadaanka kaniisadda !!
DHACDO CUSUB: Daawo muuqaal cajiib ah Kaniisad dadka muslimiinta af-furiso #dalkee?
-
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!