DHACDO CUSUB:Kooxo Bistoolado ku hubeysnaa oo toogasho ku dilay askari AMISOM ah

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Wararka inaga soo gaaraya Degmadda Buullo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxo hubeesan ay dileen askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM.
Kooxahaani oo la sheegay in ay ku hubeesnaayeen biskoolado ayaa la sheegay in ay goobta iskaga baxsadeen dilka kadib.
Waxaane dilka kadib goobta soo gaaray ciidamada Dowladda iyo kuwa Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM, howl galka ay halkaasi ka sameeyeen kadibna waxay qaadeeyn meedkii askariga Jabuutiyaanka ah.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...