“Dhagaxyada Socda”..Saynisyahano Fasiray Sababta Dhacdadan Cajiibta ah

-

Culimada Jiyoolijiga ayaa muddo ku wareersanaa mucjisada “dhagaxyada socda” , hase yeeshee baaritaano la sameeyey dhawaan ayaa fasiraad dheeri ah bixiyey.


Xaqiiqonews-Saynis

Dhagaxyada socda kuwaasi oo afka qalaad loogu yeero “Sliding Rocks “, ayaa muddo ahaa arin mucjiso oo ka yaabsatay culimada Jiyoolajiga, maxaa yeelay dhagaxyadani ayaa sameeya dhaqaaq iyaga oo mara saxaraha, arinta ugu yaab badan waxa ay tahay in dhaqaaqaasi aysan ku lug laheyn xaywaan ama bani’aadam toona.

Goobaha ugu badan ee dhagaxydani socda ku caanka ah waxaa ka mid ah deegaanka Raestrack playa, oo ka tirsan Waadiga geerida ee dhaca Kalifoorniya Mareykanka.

Sidoo Kale Aqri Waa Kuma “Ilaaha Fowdada” ee Saynisyahanada Cabsi Geliyey!!

Baaritaano la isku dayey in la fahmo dhacdada ayaa sababaha lagu sheegay in ay noqon karto dabeyl, ama xitaa bikteeriya iyo noolayaal ilma qabato ah kuwaasi oo mas’uul ka noqon kara dhaqaaqa dhagaxyadan.

Baarayaasha ayaa sidoo kale cadeeyey sida “Barafka” ugu lug yeelan karo dhaqaaqa dhagaxydan, madaama barafka uu daboolo dagaxa, dabadeedna marka uu barafka dhalaalo oo biyo isku badalo sidaasi uu dhagax dhaqaaq ku sameeyo.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...