Dhageyso..Agaasimihii Madaxtooyada Oo Isku Dhiibay Alshabaab!

-

Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay Codka Mas’uul sare oo katirsanaa maamulka ‘Hirshabelle’ kaasi isku dhiibay Alshabaabka Hiiraan


Xaqiiqonews-Wararka Gudaha.

Xasan Cumar Axmed [Xasan Mahdi] oo ahaa Agaasimihii Madaxtooyada Hirshabeelle ee magaalada Jowhar ayaa lagusoo bandhigay Maxkamad Alshabaabku ku leeyihiin gobolka Hiiraan.

Xasan Mahdi oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacadda Alshabaab ee Andalus ayaa sheegay in uu muddo sedax bilood ah uu agaasime madaxtooyo u ahaa Max’med Cabdi Waare oo ah madaxweynaha maamulka ‘Hirshabelle’.

Sidoo KAle AqrisoAlshabaab-oo-magaca-hirshabeelle-ku-macneeyey-qaab-cajiib-ah—-arag wixii ay yiraahdeen

Mas’uulkan isdhiibay ayaa xaqiijiyay in uu isaga baxay guud ahaan siyaasadda isagoo sheegay in wixii hadda ka dambeeya uu ka mid noqon doono dadka sida iskood ah iskaga shaqeysta.

Qeybta hoose ka dhageyso Wareysiga Oo Cod MP3 ah.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...