Dhageyso Alshabaab oo Baahiyey Magaca +Qabiilka Ragii Fuliyey Weerarkii Naasa-Hablood2

Idaacadda Alshabaabka ee Andalus waxay habeennada soo socda baahin doontaa Wareysiyo kala duwan oo lala yeeshay qaar ka mid ah raggii fuliyey howlgalkii maalmo ka hor lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda DF-ka oo ku dhow madaxtooyada DF-ka ee Villa Somalia.

Howlgalkan ayaa shabaabku sheegtneen in ay ku dileen in ka badan 70 ka mid ah  DF-ka kuwaas isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin balse dhankeeda dowladda ay sheekashadaasi beensiay waxeyna dowladda sheegtay in lagu dilay weerarka 27 qof oo iskugu jira shacab iyo siyaasiin.

Raggii fuliyay weerarka waxaa ka mid ahaa Xuseen Rukow Maadeey oo alshabaab dhexdeeda looga yaqaano (CARAB), qabiilkusana waxaa uu ku geeshay gaaljecel gaar ahaan Doorwaaqa naftii hurahan ayaa hogaaminayey mid ka mid ah gawaaridii lagu weeraray dhismaha Hotelka Naasa Hablood2, Inta uusan dhaqaaqin ayuu Idaacadda Andalus siiyey wareysi gaar ah oo uu kaga hadlayo arrimo badan.
halkan ka dhageyso Cododka.mp3

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA