Dhageyso barnaamij:idaacad si toos kaga hadashay wax ay ka dhigantahay soo dhaweynta somali chiristians ee M. farmaajo

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Madaxweynaha cusub ee somaaliya ahna madaxweyne shacbiyad ku dhax leh shacabka ayaa dhawaan helay taageero kaga timid dad sheegay in ay qaateen diinta chiristianka”masiixiga”.
waxa ay dadkani tilmaameen in maxamed cabdulaahi farmaajo ay ka sugayaan in uu wax u qabto dadka laga tirada badanyahay sida dadka diinta masiixiga aaminsan dadkaas ooo sida ay iyaga sheegeen faquuqu kala kulma bulshada halkan hoose ka dhageyso idaacadda al furqaan oo barrnaamij arimahaasi ku saabsan qabatay

HALKAN RIIX SI AAD U DHAGEYSATO CODKA
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...