Dhageyso: Cali Dheere Oo Ka Hadlay Weerarkii Nairobi

-

Afhayeenka Alshabaab Cali Maxamud Raage Sh.Cali Dheere ayaa ka hadlay Weerar Dhawaan Ay Alshabaab ku qaadeen Dhismaha Riverside ee Nairobi.

Xaqiiqonews.com-Wararka Gudaha

Cali dheere ayaa sheegay in weerarka ay fuliyeen koox gaar ah oo ka tirsan Alshabaab oo la yaqaan “Katiibatu-Saalax Nabhaan” , kooxdani(Katiibatu Salax Nabhaan”   ayaa ahaa kuwii fuliyey weerarkii Ceelcadde ee dhacay 3 sano ka hor.

Cali Dheere ayaa sheegay in howlgalkani ay u magac dareen “Labeyk Ya Qudus” oo macnaheedu tahay “Quduseey wan ku ajiibnay”,  Alshabaab ayaana arintani ku tilmaamay mid jawaab u ah go,aankii Trump ee qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yahuudd

Halkani ka dhageyso Codka Sh. Cali Dheere

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...