Dhageyso cod: Ilka case oo isku qarxiyey Naasa hablood2(Aqriso Magaca + qabiilkiisa)

-

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa markale baahisay mid kamida raggii fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho waxaana weerarkani uu geystay qasaaro nafeed iyo bur bur sooo gaaray hoteelka Naasa hablood iyo dhismayaasha ka ag dhawaa.

Alshabaab ayaa horay u baahiyey Wareysiga Xuseen Rukow oo ku magac dheeraa (CARAB), Caawana waxaa lafaafiyay Wareysiga Ibraahim Xasan Ibraahim oo ku magacdheer (Ilka Case) kaas oo ka mid ahaa raggii fuliyey howlgalkii Muqdisho.

Ilkacase waxa uu ku sheegay wareysigiisa sababaha uu isku qarxiyey isagoo sheegay sidoo kale in uu ka soo jeedo beesha jaraale oo ka mid ah beelaha digil iyo mirifle ee daga gobolka bakool.
Halkan Ka dhageyso codka ilka case.MP3

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...