Dhageyso cod:Alshabab oo markii ugu horreysay ka hadlay abaaraha soomaaliya

-

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali Dheere oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Al-Furqaan ayaa ka hadlay Abaaraha ku dhuftay gobollo badan oo katirsan  Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay.
Waraysiga ayaa sheikh cali waxaa uu ku sheegay in Xarakada ay horeyba usoo waday howlaha gurmadka ee ay gaarsiineyso dadka Muslimiinta, hadana ay sii laba jibaartay maadaama Abaaruhu sii xoogeysteen.
Sheekh Cali wuxuu waraysigiisa kusoo hadal qaaday qeyla dhaanta maalmahan ay wadaan hay’adaha GArgaarka, wuxuuna sheegay in ballanqaayada ay Shisheeyuhu sameynayaan uu yahay Dhallanteed aan wax kasoo qaad lahayn.
Ugu dambeyn Sheekh Cali Dheere wuxuu baaq u jeediyay Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ganacsatada, isagoona ugu baaqay iney u gurmadaan dadka Muslimiinta, waxaana dhanka kale dardaaran gaar ah u diray Maamulada waxa uu ugu yeeray Wilaayaadka Mujaahidiinta.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...