Dhageyso:Odayaal iyo nabadoono ka soo jeeda beesha mursade oo iska fogeeyey ra,iisal wasaaraha cusub

La Wadaag Asxaabtaada

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra’iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey.

Salaadiin iyo nabadoono kamid ah beesha uu ra’iisulwasaaraha kasoo jeedo ee Murusade oo marti ku ahaa barnaamijka ayaa ka waramay taariikhdiisa iyo mowqifka ay ka taagan yihiin.
HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA OO DHAMEYSTIRAN

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada