Dhaqtar Dunida Ka Farxiyey oo Leh..Karoona Khalaas Wuu Ku Daayey

-

Dhaqtarkani oo madax ka ah isbitaalka cudurada faafa ee Marseille Hospital, ayaa ku sheegay muuqaal uu soo dhigay bartiisa Tuwiterka in fayruskani uu sii baa ba’aayo.


Xaqiiqonews-caafimaad

Dhaqtarka Faransiiska caanka ah ee Didier Raoul, ayaa Karoona ku tilmaamay “mid tagay”, isaga meesha ka saaray cabsida taagan ee ah in uu markale dib u dilaaco.

Dhaqtarkani oo madax ka ah isbitaalka cudurada faafa ee Marseille Hospital, ayaa ku sheegay muuqaal uu soo dhigay bartiisa Tuwiterka in fayruskani uu sii baa ba’aayo,.

Isagoo intaasi ku daray in dhamaan caddeymaha sayniska ay sheegayaan dhamaanshaha fayruskani, waxuuse cadeeyey sii jiritaanka kiisas cusub hase ahaatee marna dib looma arki doono “qooqii hore ee fayruska” ayuu yiri.

Hay’adda cafimaadka aduunka WHO ayaa iyadu ku adkeysaneysa in fayruska covid-19, uusan ka dhamaan doonin dunida.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...