Dhaqtar Suuriyaan Ah Oo Muqdisho Joogto Oo Uu Ku Dhacay Cudur Aan La Aqoon!

La Wadaag Asxaabtaada

Waxaa baraha bulshada lagu baahiyey bilowgii todobaadkan muuqaalka Maryan Saluum Al-Ibraahim oo ah Suuriyaan ku Xanuunsaneysa gudaha Muqdisho.


XAQIIQO NEWS- BARAHA BULSHADA

Sida lagu daawan karo muuqaalka la baahiyey Maryama ayaa ka cabaneysa cudur aan la aqoon oo haleeylay iyada iyo qoyskeeda.

Dhaqtradda ayaa sheegtay in cudurka haleelay uu aad u burburiyey lafaheeda islamarkaana ay ka sii dareyso xaaladeeda caafimaad.

Iyada oo saaran sariita Isbitaalka ayey ka dalbatay Madaxweynaha Turkiga Rajeb Dayib Erdogan in uu gacan ka geysto sidii iyada iyo qoyskeeda loogu qaadi lahaa daweyn Turkiga ah ama meel kale.

Sidoo Kale Aqri: Daawo..Gabar HindiAh Oo Ku Oyneysa Bartamaha Soomaaliya

Maryan oo sida la sheegay qoyskeeda oo ka kooban labo caruur ah iyo ninkeeda kula nool magaalada Muqdisho ayaa ka soo jeeda baadiyaha bari ee magaalada Xamaat dalka Suuriya.

فيديو متداول: للطبيبة السورية “مريم سلوم الأبراهيم” من قرية #قصر_أبوسمرة بريف #حماة الشرقي مهجرة إلى العاصمة الصومالية مقديشو تعرضت الطبيبة هي وعائلتها إلى لسعة حشرة غريبة أدت إلى نخر عظام اقدامهم تناشد الطبيبة الرئيس التركي “رجب طيب أردوغان” لنقلها لتلقي العلاج في تركيا او أي دولة أخرى قادرة على إنقاذ أرواحهم #مكتب_حماة_الإعلامي

Posted by Hama Media Office on Monday, July 26, 2021
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada