Dhaqtar Yiri” Laga Bilaabo Birri ragga Uur wey qaadi karaan weyna dhali karaa(Ogow Sababta)

-

Cilmi baaraha caanka ah ahna saynisyahanka lagu magcaabo Richard Paulson ayaa muusjiyey sida uu ugu qanacsanyahay in dhawaan la heli karo qaab cusub oo ay uur ku qaadin karaan ragga arintaasi oo uu sheegay in laga bilaaba biriba ay dhaqan gali karto.

Wargeyska” The Independent” ayaa faafiyey wareysi lala yeeshay madaxii hore hay,adda caafimaadka Dhalmada Mareekanka Richard Paulson oo sheegay in uu aaminsanyahay in ragga ay awoodaan in ay uur qaadaan isla markaana ay dhalaan.

Isagoo ka hadlaayey shirka sanad laha ah ee hay,adda dhalmada u qaabilsan mareekanka ugu socday magaalada
San Antonio ayuu yiri”laga bilaabo biri uur ayaad qaadi kartaan waadna dhali kartaan mana jiro wax arintaasi diidaya oo hadda noo muuqda.

Paulson ayaa tilmaamay in loo baahanyahay in ragga lagu beero Ilmo galeen “eutrus” si ay ugu suurta gasho in ay uur qaadaan isla markaana lagu duro hormones sidoo kale waxaa uu sheegay in uur qaadista ka dib dhalmada ay tahay mid fudud iyadoo la isticmaali doono Qaliin fudud madaama hab abuurista ragga aysan ogalaaneyn in si caadi ah ay u dhalaan.

hadda waxaa dunida ka ka jirta ilaa sagaal tijaabo oo guuleystay oo Raxim(ilmo galeen) beeris ah balse dhamaantood waxaa lagu sameeyey dumar hase ahaatee raxim beeristan cusub ayey dhaqaatiitu daneynayaan madaama ay sii badanayaan dadka badasha jinsigooda(ragga dumarka iska dhigga ama dumarka ragga iska dhiga).

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...