Dhawaan: Masaajidkan Haweeney Ayaa Imaam Ka Noqoneysa+Muuqaal

-

Waa Masaajidkii ugu horeeyey oo Faransiiska Laga Dhiso Oo Ay haweeney Imaam ka noqoto, dhawaan ayaana la daah furi doonaa, masaajidka ayaa waxaa ku soo dugan doona rag, dumar iyo dadka(laba jinsiyoodka ah), waxaana arintaasi ay dhalisay dood, ADIGA SIDEE KULA TAHAY?

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Wargeyska “Le monde(lo moond” ee ka soo baxa faransiiska aya qoray sheeko ku saabsan masaajid  lagu tilmaamay “Xoriyad iy is dhaxgal”  kaasi oo ku yaala magaalada Paris Waxaana inta u dhaxeysa labada derbi ee Masjidka ku wada kulmi doona dhammaan muslimiinta iyada oo aan loo eegin rag iyo dumar.

Masaajidkan oo loogu magac daray Masaajidka “Faaduma” ayaa Wargeyska waxa uu leeyahay “waxa ay u muuqan doontaa xaalad is dhaxgal ah markii Ragga iyo dumarka is eegayaan iyagoo sugaya in Gabadha(imaamka) ay takbiirsato.

Dhinaca kale dad badan oo arinta ka warhelay ayaad aad uga soo horjeystay iyaga oo ku tilmaamay arin ay ku dhaqaaqeen dad aan muslmiin aheyn.

“Sirdoonka Faransiiska aqoon uma lahan meesha ay ku ciyaarayaan” ayuu yiri qof fikirkiisa dhiibtay, halka dad kalane ay ku tilmaameen fikrad wanaagsan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...