Idaacadda Ku hadahsa afka alshabaab ayaa durabadiiba sii deysay codad laga duubay raggii fuliyey weerarka Pizz house oo ka sheegeynaya waxyaabhihii al la kulmeen inta uu weerarka socday.
mid ka mid ah ragga weerarka qaaday ayaa yiri” waxyaabihi aan argay waxaa ka mid ahaa mar ay noo soo dhawaadeen iyagoo garbaheena taagan laakin hadana wey naga carareen ilaah ayaa argagax ku riday”
Mid kale oo isna ka mid ahaa Naftood hurayaasha Weerarka qaaday ayaa Sheegay in uu argay rag iyo dumar iska tumanaya oo goobta ku baashaalaya !
Halkan Ka dhageyso Codadka iyo WArbixin Idaacadda Andulus
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada