Dhibaatooyin dhacay 72 saac ka dib guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo”aqriso sababta”

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
48 saac oo dabaal deg dhiig ku daatay oo lagu soo dhaweeynaayey madaxweynaha somaaliya mudane farmaajo ka dib waxaa soo baxaya warar sheegaya

1_in dib uu u soo laabtay qadkii cagaarnaa ee kala qeybinaayey magaalada kaalkacyo kaas oo la qaaaday ka dib guushii farmaajo waxaana magaalada kaalkacyo dib loo dhigay qadkii cagaarnaa  waxaana la maqlayaa rasaas taas oo loo maleynaayo in ay tahay iska hor imaad .

2_waxaa magaalada muqdisho lagu dilay maanta nin ku dhawaaqayey “Farmaajo guul” waxaana ninkan rasaasta madaxa kala dhacay nin ka soo horjeeday guusha farmaajo  dilkan ayaana maanta ka dhacay degmada yaqshid ee benadir

3_waxaa kor u kacay qiimaha shilinka soomaaliga ah arintaasi oo keeni karto sicir barar dhaqaale madaama kor u kacaasi aysan la socon hoos u dhac maciishadda  waxaana shalay iyo maanta $1 dollar la siisanaayey suuqyada muqdisho 16,000 sh.som taas oo aad kaga hooseysa qiimaha $1 dollar oo maalmo ka hor ahaa 23,000 sh.som.

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]

 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada