Dil Cajiib ah….Waxaa Laga Yaabaa In Aadan Waligaa Maqlin !

-

Maxkamad Mareykan ah  Oo ku taal gobolka  Pennsylvania,  ayaa eegeysa dacwada  dilka  ninka lagu magacaabo  Keno Butle oo ay dishay xaaskiisa Wendy Thomas.

Xaqiiqonews.com-Wararka Dibadda.

Faafaahinta sheekadan ayaa waxa ay tahay,  markii uu khilaaf ka dhax qarxay labadan lamaane, ka dibna haweeneyda ayaa ku dhufatay ninkeeda miis, islamrkaana gacanta ayey mindi uga dhaawacday.

Baaritaanada la sameeyey ayaa caddeeyey in sababta ugu weyn ee dhimashada keentay ay tahay “Neef qabatin”, iyadoona Wendy ay qiratay in ay caloosheeda dul saartay  madaxiisa iyo wajiga, waxaa intaasi dheer miisaankeedu waa 133Kg, halka isaganu uu ahaa 57Kg.

Haweeneydani ayaa wajaheysa eedda ah in ay geysatay dil “Heerka seddexaad ah” waxaana suuragal ah in lagu xakumo xabsi u dhaxeeya 18-36 sano.

Dilkan ayaa dood badan ka dhax dhaliyey dadkii sheekadan aqristay, gaar ahaan qaabka dilka u dhacay oo ah mid fariid ah, oo aan caadi aheyn.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...