Diyaarad kacday 2018 isla Markaana soo dagatay sanadka 2017#dhacdo cajiib ah

-

Xitaa hadii uu bilowday sanadka cusub wali waxaa taagan kala duwanaashaha waqtiyeed ee dowladaha iyo magaalooyinga taasina waxaa daliil kaga filan diyaarad ka kacday garoonka Auckland ee dalka NewZealand daqiiqadihii koowaad ee sanadka cusub 2018 balse waxa ay caga dhigatay garoonka Honolulu ee jaziirada Hawai ee dalka Mareykanka iyadoo magaaladaasi ay wali ku jirto saacadihii ugu danbeeyey sanadka 2017.

Sida laga soo xigtay shabakadda “Metro’ ee fadhigeedu yahay Britain diyaarad ayaa ka soo kicitantay NewdZealand saacadu markii ay aheyd 00:55 pm oo aheyd subaxnimo isniin ah 1-jan-2018-kii waqtiga maxaliga ah ee NewZealand waxeyna diyaarada caga dhigatay Honolulu oo ku yaala jaziirada Hawai ee dalka Mareykanka subaxnimo Axad ah 10:16 am 31-dec-2017 taasi oo ka dhigan in diyaarad ay soo haaday 2018 isla markaana ay caga dhigatay sanadka 2017.

NewZealand ayaa ah dowladii ugu horeysay ee u dabaal degta sanadka cusub waxaana xigay Australia ka dib dunida inteeda kale.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...