Diyaaradda Dagaalka Ruushka Maxaa Loogu Bixiyey Su-57?

-

Midwoga shirkadaha diyaaradaha Ruushka (UAC), ayaa markii ugu horeysay shaaciyey sababta rasmiga ee ka dambeysa magaca bixinta”Su-57″ ee diyaaradaha dagaalka Ruushka.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Sida ay baahisay shirkadda magaca SU, waxaa laga qaaday magaca shirkadda horumarisay diyaaradda ee “Sukhoi” . halka lambarka 57 uu leeyahay macnihiisa ku lifaaqan.

Lambarka 5 waxa uu ka dhigan yahay “jiilka shanaad” ee diyaaradaha dagaalka, halka 7 uu ka dhiganyahay lambar-nasiibeedka ay leedahay shirkadda “Sukhoi”

Sida ay ku doodayaan injineerada horumariyey diyaaraddan, diyaaraddani waxa ay caan ku tahay xawaaraheeda guuxa ka dheereeya.

Sidoo Kale Aqri..hQIsadan Jaceyl..Waxaa Ka Qeyb Qaatay diyaaradda Dagaalka ee f16

Diyaaradda dagaalka Su-57 dhirirkeedu waxa uu gaarayaa 22 mitir, halka masaafada labada garab u dhaxeysa ay tahay 14.2 Mitir,

Diyaaraddan ayaa sidoo kale lagu tilmaama in ay tahay diyaaradaha uu ka tashada Ruushka marka ay timaato awoodda xagga cirka ee mustaqbalka.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...