Diyaaradda Turkish Airlines oo qof cusub o rakaab ah ku soo kordhay iyadoo hawada ku jirta”Daawo Sawirro”

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Duulimaadkani oo ay leedahay shirkadda Turkish airlines ayaa waxaa dhacday arin dad badan ka yaabisay ka dib markii diyaaradda oo hawada ku jirta uu ku soo kordhay qof cusub.
haweeney ayaa ku dhax umushay duyuuradda taasi oo keentay in diyaaradda ay ku soo biirto gabar ku dhalatay hawada taasi oo badisay rakaabkii saarnaa diyaaradda.
markii ay haweeneyda umuleysay ayaa diyaaradda waxa ay dhulka ka sarreysay 12,800 oo mitir oo ah ku dhawaad 13-km
shaqaalaha diyaarradda ayaa dareemay in NAFI DIABY oo lahyed uur 28 tobobaad ah ay foolaneysay taasi oo keentay in ay caawiyaan shaqaalaha diyaaradda iyagoo ka umuliyey haweeneyda.
Diyaaradda ayaa ka soo kictimeysay caasimadda Dalka Guinea ee Conakry wax ayna ku sii jeetay Istanbul balse wax ay ay sii marreysay Magaalada Ouagadougou ee caasimadda dalka Burkina Faso.





[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...