DOCUMENT:axmed madoobe oo amraya ra,iisal wasaaraha iyo kheyre oo amarkii qaatay#aqri warqad caddeyn ah

-

Warqaddan sirta ah ayaa soo bandhigeysa axmed madoobe oo ka dalbanaya ra,iisal wasaaraha in uu ka digtoonaado in nin aan axmed madoobe ka amarqaadaneyn uu ka dhigo wasiir ogaadeen.
waxaa warqadda ku cad axmed madoobe oo ka digaya in nin aan aheyn jufada cowlahan ee ogaadeen laga dhigo wasiir isagoo madoobe xilikaasi ka cabsiqabay in wasiir laga dhigo cilmooge.
waxaaa muuqata in ra,iisal wasaaraha soomaaliya uu qaatay amarkii isagoo ka dhigay wasiirka ogaadeen nin cowlahan ah.
HALKAN HOOSE KA AQRI WARQADDA

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...