Donald trump” Obama waxa uu rufyaanay taleefonadeyda waa nin xanuunsan”

-

Madaxweynaha mareekanka Donald trump ayaa ku eedeeyey madaxweynihii hore ee mareekanka in uu jaasuusay oo uu dhageystay Taleefonadiisa bishii Oktobar ee la soo dhaafay xiligii doorashooyinka mareekanka.
Qoraal uu soo dhigay boggiisa tuwitterka ayuu yiri trump” obama maxaa gaarsiiyey ilaa heerkan in uu jaasuuso taleefonkeyga waxa ay ila tahay in uu yahay nin xanuunsan.
Trump ayaa sheegay in la jasuusay taleefonkiisa isagoo ku sugan dismaha BUrjiga Trump.
Arinta ayaa ku soo beegmeysa xili Madxweyne Trump uu wajahayo cadaadis xooggan iyo baaritan kaga imaanaya CIA da oo ku wajahan in Trump uu la xariiray mas,uuliyiin raasha ah intii lagu gudi jiray olalihii doorashada

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...