Doorasahada maanta dhaceysa#qaabkee ayey u dhaceysaa doorashada ayaana ka qeyb galaya

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in ay dhacdo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana ku tartamaya ilaa 4 Musharax.
Guux badan ayaa durba soo baxaya oo ku aadan loolanka adag ee loo galayo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Doorashadan ayaa ka duwan Doorashadii horey Soomaaliya uga dhacday 2012-kii, sida ay sheegeen siyaasiyiinta iyo dadka shacabka ah.
Xildhibaan Aadan Isxaaq Cali Xoghayaha Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxa uu sheegay Doorashada maanta dhaceysa in ay goobjoogayaal ka ahaan doonaan wadamada Taageera arrimaha Soomaaliya, si ay ula socdaan habka ay u codeynayaan xildhibaanada.
Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Cusmaan Cilmi Boqore ayaa dhankiisa sheegay in ay rajo wanaagsan ka qabaan si guul ahna ay ku soo dhamaato Doorashada maanta dhaceysa.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...