Doowlada Itoobiya oo Hal Arrin Ku Cadaadineysa Dowladda Federaalka

-

Dowladda Itoobiya ayaa xilligaan waxay shaatiga usoo xiratay iney difaacado booskii Somaliland ay ka siisay dekadda Bebera, iyadoo xilligaan lasoo sheegayo in dowladdaasi ay Hal arrin ku cadaadineyso dowladda Federaalka.

Ilo lagu kalsoon yahay ayaa inoo xaqiijiyey in dowladda Federaalka Itoobiya ay bilowday sidii ay DFS uga dhaadhicin lahayd inaanay kahor imaan heshiiska Imaaraadka iyo Somaliland.

Waxay u sheegeen in Somaliland ay hadda waddo wanaagsan hayso, DFS looga baahneyn iney carqaladeeyaan.

Itoobiya ayaa sheegeysa in DFS kor iyo hoos laga doonayo iney aqbasho heshiiskan, sababtoo ah dowladdaasi dan ayaan ugu jirta.

Haddii DFS ay tani aqbasho waxay ka dhigan tahay Itoobiya oo iyana heshay Dekad qarash badan aanu ka geli doonin.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...