Dowladaha Khaliijka ee lugta ku lahaa Aqoonsiga mareekanka ee qudus (SIR CULUS)

-

madaxweynaha mareekanka trump ayaa u aqoonsaday magaalada barakeysan ee qudus in ay tahay caasimada israa’iil isaga oo saxiixay in safaaradiisa u rari doona magaalada qudus. falkan ayaa caro weyn ka dhaliyey dunida carabta iyo muslimiinta iyada oo malintii shalay qaahiro ku shireen wasiirada arimaha dibida ee wadamada carabta waxaana socdo mutaharaadyo loogu soo horjeeda falkaas dhankale wadamada iskaashiga islaamka ayaa lagu wadaa in maalinta arbacada ku shiraan magaalada istanbuul si ay ugu arinsadaan xalada magaalada barakeysan ee qudus iyada oo canbaareynta iyo ka dhiidhinta falgan wali taaganyahay ayaa warar hoose waxa ay sheegayaan in arintaan uu mareykanka ku aqoonsaday in qudus tahay caasimada israaiil waxaa jiro dowlado carbeed oo gadaal ka riixayo arintaa oo uu mareekanka ku dhiirigiliyey in uu talaabadan qaado waxaa farta lagu godoyaa dowladahada sacuudiga iyo imaaraadka in ay qeyb weyn ku lahaayeen in qudus mareekan u aqoonsado caasamada israaiil sababta ugu weyn ayaa lagu sheegayaa in dowlada sacuudiga ninka dhaxal sugaha ee maxamad bin salmaan uu ku doodayo in arinta falastiin hormarka u diidantahay wadankiisa isaga intaasi raaciyey in ay muhiimtahay in israaiil waxay dooneysa loo sameeyo si ay iskaka kaashadaan waa sacuudiga iyo israaiile la dagaalanka iiraan oo maalmihii danbe gobolka isbalaaran ku waday waxa uuna amiir maxamad bin salmaan balanqaaday in culumida aysan ka hadli doonin arinkaan si hoos loogu dhiga kacdoonaga ka dhalan garo isaga oo intaasi ku daray in madaxweynaha falastiin maxamuud cabaas ku qancin doona arinkaan madaama sacuudiga uu gaalmo joogta ah siiyo dowlada falastiin.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...