Dowladda Maleysia Oo Xirtay Heesaa Raabka Qaado “Islaamka ayuu caayey”

-

Booliska Malaysiya ayaa Khamiistii xirtay Heesaa Raabiiste ah oo ka soo jeeda asal ahaan Shiinaha , ka dib cabashooyin ku saabsan qaylo-dhaan heees wadata music iyo sawiro dad soo xirtay maskareeti leh  waji” eey’  iyagoo u niikinaya qaab lidi ku ah islaamka.

Tani waa markii labaad ee laba sano oo baaritaan lagu sameeyo Wei Meng Chi, oo caanka ku ah Namiwi, kadib markii ay dood ka dhalalatay  muuqaalada iyo cajaladaha muusikada ee uu soo saaro.

Wei ayaa la xiray kaddib markii laga soo gudbiyey ilaa  afar cabasho dadweyne oo ku saabsan muuqaalo cajalad fiidiyoow ah, oo loogu dabaal dagaayey sannadkii “eeyka” ee Shiinaha.

Wei waxaa uu soo duubay  muuqaal cinwaan loogu dhigay ‘Like the Dog{sida Eyga} ‘ waxaana uu ka soo muuqanaya isaga oo ku fadhiya kursi dadweyne oo yaalla meel ka mid ah caasimadda, iyadoo qoob-ka-cayaarayaasha ay xirnaayeen muraayado indhahooda ku wareegsan,Qaar badan oo iyaga ka mid ah ayaa ku dayday dhaqdhaqaaqyada Galmada ee ‘eeyaha’ waxaana dhanka danbe ee muuqaalka laga arkayaa Masjid.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...