Dowladda Somalia Oo Howlgal Sifeyn Ah Ka Fulineysa Xerada Xalane

-

Dowladda Farmaajo ayaa Casharo ka baratay dabinkii ay horay uga dhaceen dowlidihii iyada ka horreyey, waxaana hadda dowladda ay u muuqataa mid u sii dhawaaneysa “Xornimo taam ah”

Xaqiiqonews.com

Warqad ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Nicholas Haysom aan laga rabin dalka iyada oo loo sababeeyey go’aankaas in uu ku xad gudbaday habmaamuuskii Qaramada Midoobe iyo waliba madax bannaanida dalka.

Faarax Macallin oo ka falcelinaya go’aankaas ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay qoraalkan.

“Waa tallaabo weyn oo ay qaadeen Farmaajo iyo Kheyre eryidda Nicholas Haysom. Ugu dambeyn waxa ay si xoog leh ugu caadeeneysaa dhammaan in Soomaaliya ay leeyihiin Soomaalida. Sanadihii dameeraha, wadanku cid walba ayaa lahayd marka laga reebo Soomaalida. Farmaajo iyo Kheyre nadiifiya Xalane iyo aagga dhaqaalaha ee badda”

Go’aanka lagu eryey Nicholas Haysom ayaa ahaa mid aan hore noociisa loo arag, oo aan laga fileyn dowladda Soomaaliya.

Waxaana dadka u Dhuun daloola arimaha siyaasadda Ay sheegayaan in Haysom ka dib la filaayo in dowladda ay ceyriso saraakiil galbeed ah oo ku xareysan Xerada Xalane.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...