Dowladii Ugu Horeysay Ee Hindiya Taageerta Oo Pakistan Ku Duqeysay Bomb Tan..

-

Xiisasadda Cusub ee Ka dhax tafan labada dal ee Pakistan iyo Hindiya ayaa Mareysa meeshii ugu sarreysay, waxaana soo baxaya durbaba Warar hordhac.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Wargeys  ka soo baxay Israa’iil ayaa sheegay in Hindiya duqeynta Pakistan ay u isticmaashay Bombooyin farsamadooda ay leedahay dowladda Yahuudda.

Sida ku cad wararka la soo tabinaya, Shan diyaaradood oo waaweyn oo ah kuwa dagaalka oo ay leedahay Hindiya ayaa gudaha Pakistan ka fuliyey duqeymo loo isticmaalay gantaalada caqliga leh ee “Spine 2000” oo ah gantaalo lagu farsameeyey Israa’iil.

Sida Xaqiiqonews ay soo tarjuntay, gantaalada lagu duqeeyey Pakistan ayaa mid waliba waxa uu tankiisa dhan yahay Kun Kiilogaraam.

Israa’iil ayaa ka mid ah dowladaha ugu badan ee hubka ku taageera Hindiya,Waxaana labada waddan ka dhaxeeya gacmo-ishdaafsi dhaqaale iyo mid milatari.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...