Dr Qaasim Hrisi Faarax oo shahaadada Phd ka sameeyey cilmiga badaha ayaa dhawaan shaaciyey muuqaal uu kaga sheekeynaayo cilmiga “roobabka la iska dhaco” iyo sida Soomaaliya looga dhacay roobkeeda.
XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA
Dr Qaasim waxa uu ka sheekeyey sida la iskaga leexsado roobka iyada oo la adeegsanaayo cilmiga sadaasha hawada iyo macmaleynta cimillada.
Qaasim Hiris ayaa nasiib darro ku tilmaamay sida aysan uga warqabin Soomaalida xaaladaha taagan xilli dunida ay kala dhaceyso roobka.
Qaasim waxa uu leeyahay Roobabka waa la dhacaa sida la iskaga dhaco kheyraadka kale waxa uuna ku tilmaamay “xaqiiqo run ah” oo jirta.
Muuqaalka Hoose Ka Daawo Faafaahinta
DR Qaasim muxuu ka sheekaaynayaa? Roobkii somalia waa la xaday aqoontaa bal maqla.
Posted by Najiib X. Samatar on Sunday, 20 March 2022