Dumarka Maxaa Loogu Diiday In ay Rag Badan Guursadaan, Ragguse Maxaa Loogu Ogolaaday ?

-

Diinta Islaamka ayaa ragga u ogalaatay “Guur badsiga”waxeyna guursan karaa hal,labo, seddex iyo afar hadba awoodooda sida ay tahay, hase ahaate dumarka maya.

Hawweneyda Muslimadda ah ayaa loo ogolyahay in ay guursato hal nin, waxaase dhacda dumar badan is weydiiyaan sababta ?

Nin Xakiim ahaa ayey gabdhiisa weydisay “Aaabo.. Maxaa dumarka looga diiday in ay hal mar wada guursadaan rag badan ?!, ninkii xakiimka ahaa ayaa yiri “Ka waran gabarteydiyey hadii Qufulka uu furi karo furo walbo Muxuu noqonayaa ? gabadhii ayaa tiri “waxa uu noqonayaa wax matare waana la iska tuurayaa” markaasi ayuu odaygii yiri “ka waran hadii Qufulka Hal furo bes uu furki karo? gabadhii ayaa ku celisay “waa Quful amaan ah oo wanaagsan”.

Xaakimkii ayaa dhanka kale weydiiyey “Ka waran gabarteydiyey hadii furaha uu furi karo quful walbo” gabadhii ayaa tiri  ” Aabo waa furo fiican Waxaana la yiraahdaa “Master key”.

Xaakimkii Ayaa yiri “Waa sidaasi Dumarka Waa Quful,  halka ragguna ay yihiin Furo, Sidaa darteed ninka dumarka badan Waa Master key hase haatee dumarka waa u ceeb in cid walbo ay furi karto !”

 

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...