Dunida Oo Markii Ugu Horeysay Laga Isticmaalay Internet-ka “5G”

La Wadaag Asxaabtaada

Kuuriyada Koonfureed ayaa noqotay waddankii ugu horeeyey ee u isticmaala shbakadda 5G qaab ganacsi ahaan.

Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Wasaaradda Sayniska iyo Tiknoolajiyadda ee k.koonfureed ayaa sheegtay in waddanka laga isticmaalaya shabakadda 5G qaab ganacsi ahaan.

Waxaana arintani dhaqan geliyey seddex shirkadood oo laga leeyahay K.Koonfureed, shirkadahaasi oo kala ah “SK Telecom”, “KT Corp” iyo shirkadda “LG Uplus Inc”.

Sida Ay Sheekeyso Dowladda K.Koonfureed,  sanadkan dhammaadkiisa ayaa la filayaa inshabakadda 5G  laga isticmaali doono waddanka qiyaastii  85%.

Yu Yong ming oo ah wasiirka Tiknoolajiyadda ayaa horay u yiri “dowladda waxa ay go’aansatay in ay ka mid noqoto laacibiinta ugu waaweyn marka timaato dhanka shabakadda 5G”

Shabakadda 5G(internetka jiilka shanaad” ayaa ku shaqeyneysa xawaare dhan 10 Gigabyte/ilbiriqsi walbo, waana xawaare 40 jeer ka sarreeya 4G,

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada