Duqeynlogy: Cudur Cusub Oo Soomaaliya Ku Soo Kordhay !

-

Tan iyo Wixii Ka Dambeeyey Markii Trump uu Soomaaliya u aqoonsaday “Goob Colaad”  waxaa batay duqeymaha Mareykanka ka fuliyo Soomaaliya si taasi la mid ahna waxaa kordhay khasaaraha shacabka soo gaaraya.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

War qoraal ah oo kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka qaaradda Afrika ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday Sh/Hoose lagu dilay 3 katirsan dagaalyahannada Al Shabaab.

Hase yeeshee, Warbaahinta ayaa tabisay in duqeyntii Mareykanka ee Shabeelaha Hoose ay ku dhinteen Labo qof oo rayid ah iyadoo uu dhaawac soo gaaray qof kale oo sida la sheegay ahaa wadaha baabuurka la duqeeyey.

 

Duqeynlogy 

Psychology waa cilmiga lagu barto Nafta, ecology  waa cilmiga deegaanka,  ideology waa cilmiga fikradaha, , biology  waa cilmiga lagu barto noolayaasha, pathology waa barashada cudurada, metrology waa qeybta cilmiga ee la xariirta hawada iyo sadaasha, radiology waa barashada raajada halka geology uu yahay cilmiga lagu barto dhulka.

Balse Duqeynlogy waa cilmi cusub kaasi oo lagu barto sida dadka loogu duqeeyo diyaarado iyo bambooyin dab ah !

tani ma ahan Cilmi lagu barto hoolalka jaamacadaha, kaliya waa dadaal ay sameynayaan dad ka tirsan bani’aadamka mana ahan dhibaato u gaar ah koox cayiman waa mushkilad dhibaatadeeda la isla qeybsanaayo.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...