Eray Trump Uu Isticmaalay 250 Mar, Sanadkan 2020

-

Trump ayaa ku tababartay tan iyo markii uu xilka qabtay 2017, tilaamaha isku midka ah ee uu u adeegsado dadka ka soo horjeeds siyaasadiisa, gudaha iyo dibadaba.


XAQIIQO NEWS -WARARKA DIBADDA

Erayada ugu badan ee Trump uu u isticmaalay dadka dhaleeceeya siyaasadiiisa waxaa ka mid ah kalimadda Khiyaano (hoax),ereyagaasi oo la dhihi karo Trump si maalinle ah ayuu u isticmaalaa.

War jeediyaha Tilifishinka CNN, ninka lagu magacaabo Brian Stelter iyo soo saaraha Tv-ga, Peter Pomerantsev ayaa xisaabiyey inta jeer ee Trump uu adeegsaday erayga khiyaano sanadkani gudahiisa.

Brian Stelter iyo Peter Pomerantsev waxa ay ogaadeen in Trump uu adeegsaday 250 mar kalimadda “Khiyaano”. hadii ay ahaan laheyd Xisaabta Koontadiisa Tuwiterka, khudbadahiisa doorasha, wareysiyadiisa iyo shirarkiisa jaraa’id.

Labadan Wariye ayaa sheegay raad xun oo ay reebi karto edeegsiga Trump ee kalimaddan, madaama Trump uu gabaad ka dhigto eraygan markii uusan heyn wax kale oo uu uga jawaabo dhaleeceynta.

Inkastoo wili uusan dhamaan sanadkan 2020, waxaa la saadaalinayaa in ay kor u kici doonto isticmaalka Trump ee eraygan gaar ahaan hadaladiisa uu ka horjeedin doono xisbiga jamhuuriga ee ku saabsan doorashooyinka Nofeembarta soo socota.

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...