Erdogan Oo Shaaciyey In Ay Soo Gaartay Diyaaraddi 8aad ee Sita S400

-

Erdogan oo ka hadlayey Munaasbad Furitaan oo looga hadlaayey aminga oo lagu qabtay Ankara ayaa sheegay in dalkiisa uu isku diyaarinaayo isticmaalka gantaalaha S-400


Xaqiiqonews-Wararka dibadda

Erdogan ayaa yiri “Waxaana u soconeynaa horay, waxaana bilownay mashruuca qaadashada S-400, arintanina waxa ay soo dhamaan doontaa dhamaadka 2020-ka”.

Madaxweynaha Turkiga ayaa intaasi ku daray “Waxa ay nagu dhaheen ma heli kartaan gantaalaha S400, waxaanse leenahay Diyaaraddi 8aad oo sita S400 ayaa na soo gaartay”.

Sidoo Kale Aqriso: Erdogan-waxa-aan-isticmaaleynaa-s-400-hadii-nala-soo-weeraro.

Washinton ayaa ka soo horjeesatay arintani iyadoo Cadaadis ku saartay Turkiga in uu ka laabto kiiskan hase yeeshee Ankara ayaa adkeysatay in ay xaq u leedahay in ay hesho gantaalaha Ruushka ee S400.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...