Erdogan “Waxa Aan Isticmaaleynaa “S-400″ Hadii Nala Soo Weeraro”

-

Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu isticmaali doono Gantaalaha Ruushka lagu farsameeyo ee S-400 hadii ay dareemaan weerar xagga cirka ah.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Erdogan oo Sxaafadda ka hor hadlayey isaga oo saaran diyaarad ayaa sheegay in dalkiisa uu ka shaqeysiin doono gantaalaha difaaca cirka ee S400 hadii ay la kulmaan weerar, taasina ay tahay sababta lacago badan ay ugu qarash kareyeen soo iibshada hubkan.

Sidoo Kale aqriso: Muxuu-erdogan-ula-jeedaa-mursi-ajashiisa-ma-dhamaan?

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay RT, Erdogan ayaa sheegay In Donald Trump uu qirtay qaladkii uu sameeyey maamulkii isaga ka horeeyey Ee Obama oo Tukiga u diiday in uu ka iibiyo gantaalaha difaaca cirka ee ”
MIM-104 Patriot ” taasi oo keentay in Turkiga u wareegaan Ruushka.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...