Erey Somalida Aad u Isticmaasho Oo Macno Cajiib ah Ku Fadhiya#Ogow Sir Kaa Duugneyd

-

Waxaan Isticmaalnaa si maalin la ah Ereygan “bis”  tusaale “waxaan Bis iga dheh” ,”Biya badan maanta ma cabi karo bis waaye”,”cuntada intaa ka badan Waa iga bis”    “shaqada hadiiba sidaas ay tahay waa iga bis“.

Inkastoo isticmaalkan ereygan uu ku soo noqnoqdo afkeena, hase ahaate asalka ereygan waa mid ajnabi ah (mid aan ka soo amaahanay luuqado kale).

Tusaale ahaan waxaa  ereygan isticmaalo luuqadaha Europe looga hadlo qaarkood sida Ingiriiska, Faransiisaka,Taliyaanika,Sapanishka iyo waliba Jarmalka.

dhamaan luqadaha aan Kor ku xusnay Waxa ay ereygan U isticmaalaan macno markii afkeena loo tarjumo noqonaayo  “ku Celi”  tusaale  Ingiriiska ( Bis your speak) , Taliyaani (Bis tuo parlare), Faransiiska (Bis votre parler) Jarmalka (Bis du sprichst) Isbaanishka (Bis tu habla).

Dhamaan Weerooyinka aan tusaalaha u soo qadanay Ereyga Bis waxa uu ka Dhigan Yahay “Ku Celi” balse marka Ereygan uu ku dhax jiro ereyada Soomaaliga waxaa uu qaadanayaa Macno ka duwan dhamaan, waxaa uu noqanayaa “jooji”  tusaale “Bis Hadalka”.

Isku soo duub, Waa arin looga baahanyahay In ay ka soo jawaabaan Khubarada Xagga luuqadda, Sababta Keentay Macno Dabagedinta intaa la eg, Markii uu Ereygan U soo talaabay xaduudka Somalia?

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...