Faafaahin Ku Saabsan Mashruuca Dab Ka Dhalinta “Dabeysha” ee Muqdisho

-

Todobaadyadii Ugu Dambeeyey Waxaa Wadooyinka  Qaar ee Muqdisho Ka socday qodista godad waaweyn oo sida la sheegay qeyb ka ah mashruuca Dab ka dhalinta Dabeysha ee ay wadato Shirkadda Korontada ee BECO.

Xaqiiqonews.com-Farsamada

Waxaan dhihi Doonaa “Dab Dabeyl” hadii Mashruuca BECO uu noqdo mid wax tar ah oo dab koronto ah siin kara guryaha iyo goobaha ganacsiga.

Hase yeeshee intaas oo dhan ka hor , dad badan oo Somaali ah ma heystaan warbixin ku filan, si ay u ogaadaan waxtarka iyo waxyeelada uu leeyahay “Dab ka Dhalinta Dabeysha”

Ii ogolow in aan barnaamijkani ku tilmaamo “Mashruuc Weyn”  sababtoo ah barnaamijkani waa mid caawin u ah dadka jeebka yar, madaama helitaanka dabeysha ay tahay mid fudud marka loo barbardhigo helitaanka shidaalka oo qiimo badan ku kaca.

Ma Jeceshahay in aad ogaato qaabka farsamo ahaan Dabeyl looga dhalinaayo Dab koronto ah?, hagaag howshaasi waa mid fudud una baahan in aad leedahay aqoon yar oo ku saaban sid ay u shaqeeyaan Dab dhaliyaasha(Generators) iyo Matoorada.

Markale aan ku soo laabano Mashruuceena, hadii aad jeceshahay in aad ogaato qaabka ay muuqan doonto magaalada marka mashruuca dhismahiisa la dhameystiro ka dib, hoos waxaa ku qoran faafainta.

Tabeelyaal dhaadheer. Tabeelayaal dhaadheer oo ay ku xiranyihiin mriwaxado dabeysha la shaqeeya ayaad ku arki doontaa wadooyinka magaalada

Ma Jiro Qiiq-runtii waa arin wanaagsan sababtoo ah hadii mashruuca uu guuleysta ma sii arki doono qiiq maxaa yeelay ma jiro shidaal gubanaya.

Qiimo Macquul ah: ka mid ah ma ahi shaqaalaha BECO, hase yeeshee waxaan leeyahay xoogaa aqoon ah, waxaana ogahay in lacagihii shirkadda ugu bixi lahaa shidaalka ay ubaaqan doonaan, anigoo rajeynaya in lacagahaasi baaqday ay shrikadda dib ugu celin doonta shacabka.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...