FAAFAAHIN: Sawirro Qaraxii Muqdisho Oo Lagu Dilay Shan Sarkaal Oo Dowladda Ka Tirsan#aqriso magacayada

-

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxii gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Wadada Maka Al Mukarama Ee Magaalada Muqdisho.
Qarraxa ayaa ka dhacay meel Ku dhaw guriga shaqaalaha waxaana sida ay alshabaab sheegteen qarrax lala beegsaday saraakiil dowladda ka tirsan.
Wararkii ugu danbeeyey ayaa sheegaya in qaraxaas uu waxyeello ka soo gaaray ilaa shan Sargaal sare oo ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka.
Sargiisha qarax ku geeriyooday ama ku dhaawacmay ayaa waxaa magacyadooda lugu sheegay sida hoos ku xusan

1-Cabdi Bashir Aadan oo ku magac dheer Roha waxaa uu ka mid ahaa dadkii qaraxa ku dhintay ROha ayaa ahaa taliyaha ciidanka Gobolka Hiiraan

2-Gaashaanlle Cabdi Makakaan ayaa sidoo kale ka mid ah saraakiisha qarrax ku dhintay wuxuuna katirsanaa waaxda socdaalka

3-Faysal Caraale ayaa waxaa soo gaaray dhaawac Mr Caraale ayaa ahaa Madaxa hay’adaha Q.Midoobe ee ka howlgala gobolka Hiiraan

4-Eng.Ismaaciil wuxuu katirsanaa waaxda socdaalka waxaana soo gaaray dhaawac halis ah

5-sarkaal magaciisa lagu soo goobay jamaal oo dowladda u qaabilsanaa dhaqan celinta dhalinyarrada alshabaab ka soo goosta gobolka hiiran.





Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...