Faa’idooyin Aadan Maleysan Karin Oo liintu Ay Leedahay

-

Liintu oo lagu tilmaamo mid ka mid ilaha ugu waaweyn ee laga helo Vitmin C-ka ayaa waxa ay faa’idooyin kale oo badan u leedahay jirka ban’aadamka.


Xaqiiqonews-Caafimaadka

Halkii xabbo oo liin ah waxa uu ka goobanyahay 31mg oo Vitamin C ah

Daraasado iyo baaritaano caafimaad oo la sameeyey ayaa sheegaya in qudaarta qaniga ku ah Vitmain C ay hoos u dhigaan halistan qofka uga imaanka karta cudurada wadnaha, sida uu qoray website-ka Healthline.

Waxa ay hoos u dhigtaa Miisaanka.

Liinta ayaa kaa caawineysa dhimidda miisaanka, maxaa yeelay liinta waxaa ku jira dumaha loo yaqaan “Pectin Fibres” kuwaasi oo caloosha ku caawinaya in ay dareento dharag waqti aad u dheer.

Waxa Ka hortagtaa dhagaxyada Kiliyaha.

Dhagaxyada Kiliyaha waa wasaq ku sameysanta Kiliyaha, haddab walxaha Aashatada ee liinta ku jira waxa ay diidayaan in ay sameysmaan dhagaxyadaas.

Sidoo Kale Aqri: Bishaara Dadka Qaba Cudurka Kalastaroolka

Aashatada Liinta ayaa kor u qaadeysa cadadka kaadida, sidoo kale walxaha aashato ee liinta ayaa ka hortagaya in dhagxaan sameysmaan gudaha kiliyaha.

Wax ay hoos u dhigtaa Halista Kansarka.

Qofka oo raaca nidaam cunto oo qani ku ah qudaarta, waxa ay hoos u dhigtaa halisaha qaar ka mid ah noocyada Kansarka.

Daarsado la sameeyey ayaa sheegaya ,qaar ka mid ah waxyaabah liintu ka goobantahay in ay ku guuleysteen burburinta unugyo kansar ah.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...