Faa’idooyinka Aadan Ogeyn Ee Qubka Mooska Uu Leeyahay

-

Soomaaliya si maalinle ah ayuu mooska qeyb uga yahay cuntooyinkeena, waxaase dhacda in qubka mooska aan iskaga tuurno qashinka, iyadoo la ogyahay faa’idooyinka caafimaad ee qubka u leeyahay jirka iyo maqaar.


XAQIIQO NEWS- CAAFIMAAD

Sida Xaqiiqonews ay soo tarjuntay faa’idooyinka qubka mooska waxaa ka mid ah:

1- Qubka mooska waxaa uu quudiyaa maqaarka bani’aadamka: tusaale ahaan maadada Zink ee qubka leeyahay waxa ay ka hortagtaa finan qooqa (finanka dhalinyarada ka soo baxa). Waxaa intaasi barbar socda Vitamin G kaasi oo maqaarka ka saacidaya in uu soo saaro maadada collagen oo lagama maar maan u ah maqaarka iyo dib u cusbooneysiintiisa.

Sidoo kale Aqri: Dimasho Ayey Keeni Kartaa.. Cuntooyinkan moos ha ku cunin

Waxaa lagula talinayaa in aad wajiga ku xoqdo qeybta gudaha ee qubka mooska, muddo 5 daqiiqo ah todobaadkiiba hal mar si aad u hesho maqaar aan laheyn nabaro.

2- Waxa uu ka hortagaa calaamadaha duqnimada: tusaale ahaan waxaa uu naga ilaaliyaa jajaca wajiga maadaama ay ku jiraan antioxidants, sida maadada Lutein oo kale.

3-Waxa uu Daawo u yahay Cudurka maqaarka ku dhaca ee psoriasis, maxaa yeelay qubka muuska waxa uu leeyahay antioxidants iyo amino acids kuwaasi oo goobta cudurka ka dhacay ka caawinaya in ay hesho qoyaan, sidoo kale qubka mooska ayaa hoos u dhigaya rabitaanka qofka u baahanaaya in uu xoqo goobta cudurka ku dhacay, ogow mooska waxaa lagu soo daraa oo uu qeyb ka yahay kareemada loo isticmaalo maqaartka sida kuwa loo isticmaalo cambaarta iyo psoriasis

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...