Fadeexad: Axmed fiqi oo Dowladda Farmaajo Ku ceebeeyey Baraha Bulshada(aqriso qoraal)

-

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale dhaliil xoogan ujeediyay dowladda kadib go’aankii ay ka qaaday Arinta C/Kariim Muuse Qalbi-dhagax.

War kooban oo uu bogiisa Facebook kusoo qoray ayuu Hon. Fiqi ku sheegay ineysan dowlada qiil unoqoneyn heshiisyo aan sax aheyn oo ay meelaha kasoo aruuriso.

Waxaa uu yiri ” Cabdi Ilay ayaa noqonaya laacibka Weyn ee halwgalinta hawsha xukuumaddu waddo ee ah ololaha Qiil raadinta taas oo ayaandarro noqonaysa”.

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...