Fadeexad: Daawo sawirrada Afartan sano jir Kufasanaayo gabar Lix sano jir ah

-

Nin da,diisu tahay 48 jir ayaa lagu eedeeyey danbi fadeexad ka dib markii booliska lagu wareejiyey isagoo ku eedeysan in uu kufsaday gabar lix sano jir ahayed.
Dadweynaha degaanka ayaa ninkani xoog ku soo qabtay ka dib markii ay arkeen isagoo gacanta kula jira fal kufsi ah oo uu kula kacaayey gabar lix jir ah oo dadka deegaanka ah.
Kooxo dadka shaqaalaha degaanka ah ayaa gacanta ku soo dhigay ninka oo xiligaasi dharka ka siibaayey gabar lix sano jir aheyd duleedka caasimadda dalka Khazikhistan Ee Astaana.
Ninkan ayaa gabadha ku soo qanciyey in ay dibadda u soo raacdo ka dib markii uu u sheegay in uu u gadaayo”ICE Cream” sida ay sheegeen dadka degaanka oo saxaafadda la hadlay.
Dadka deegaanka ayaa ku warjeeiyey ninka eedeysanaha ah booliska waxaa uuna sheegay nin ka mid ah dadka degeenka oo hadlay in ninkani eedeysanaha ah uu dhowr mar oo hore galay danbiyo booliskana ay raadinayeen.


Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...