Fadeexad: Macalin Gabdhaha jaamacadda Ka dalbado Galmo Badalkeedana Dhibco siiyo#Aqriso jaamacadda

La Wadaag Asxaabtaada

waxaa soo if baxay ceeb dhaqan xummo ah aad u weyn ah jaamacadda Cabdi Malik al-sacdi gaar agaan kuliyadda sayniska oo ku taala magaalada Tadhwaan ee dalka marooko.

Ka dib cod sir Ah oo duuban oo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa muujinaya wada hadal dhaxmaraya macalin iyo ardayaddiisa waxaana codka ka muuqdo macalinka oo gabar ardayad ah ka dalbanaya in ay galmo la sameyso hadii ay sidaas yeeshana uu imtixaanka dhibco badan siin doono.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in mid ka mid ah ardayadda dhigata isla kuliyadaasi ay ku faafisay boggeeda facebook dhaleeceyn ay u jeedisay isla macalinkan oo ay ku sheegtay in iyada nafteeda uu dhowr mar ka dalbaday in ay galmo la sameyso.

Macalinkan ayaa ah macalin ugu faa,ideysta macalinimadiisa in uu gabdhaha ka dalbado galmo badalkeedana uu siiyo dhibco fiican.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada