FADEEXAD:wasiirka arimahaa dibadda uk oo lagu soo dhaweeyey dumar #daawo sawirro wasiirka iyo dumarka oo gacanta isla galay

La Wadaag Asxaabtaada

Taariikhda waa wax qoran oo loogu tala galay in lagu waano qaato si uusan u soo laaban fal xumaa oo mar dhacay mid isaga la mid ah.
waxeysa aheyd maalin dad badan oo hadda nool aysan joogin markii fadeexad weyn ay ka dhacday degmada caluula oo hadda ka tirsan gobolka barri ee uu maamulo maamulka taagta darran ee puntland.
Waxaa degmadaasi maamuli jiray nin taliyaani ahaa blase dagaalkii dhexmaray ingiriiska iyo taliyaaniga ayaa waxaa ingiriiska u suurta gashay in ay la wareegaan gacan ku heynta magaalada.
Odayaasha soomaalida oo bartay dhaqan xun oo ahaa in nin kasto oo loo soo magcaabo magaalada ay ku soo dhaweeyaan gabdhahooda ayaa markii ingiriiska uu soo magacaabay wakiilkiisii degmada waxa ay u geeyeen gabar lagu magacaabi jiray aamino oo xilkigaasu u dooneed wiil uu dhalay adeerkeed.
Arinta ugu yaabka badneed ayaa ahyed markii uu ninkii ingiriiska ahaa oo lagu magacaabi jiray FATAALISTE iska diiday gabadha lagu soo dhaweeyey isagoo sheegay in ay ceeb tahay in uu la tunto ama uu isticmaalo gabar aan tiisa aheyn.
balse odayaashii intaasi kuma aysan harine waxa ay magaalada geliyeen dacaayad ay ku eedeeynayaan ninka ingiriiska ah in uu yahay waxmatare aan damceen dumarka taasi oo markii danbe caan ku noqtay magaca ah”FADEEXADDII FATAALISTE”
waa kan markale taariikhda oo iskeed isku soo celisay markii wasiirka arimaha dibadda UK BORIS JOHSON uu yimid muqdisho waxaa uu u yeeray maamul goboleedyada laakin arinta caajiibka ah ayaa ah in hogaamiye walbo uu soo watay qof dumar ah isagoo gabadha ku qasbaya in ay salaanto Wasiirka taasi oo shaki badan dhalisay
Warar si hoose ay u heshay xaqiiqonews ayaa sheegaya in dumarka la socday hogaamiyaasha ay yihiin xaasaskodi balse waxaa cajiibka ah ayaa aha qaabka ay u dhacday soo dhaweynta oo dumar xitaa ay qeyb ka ahaayeen
HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADDA



QEYBTA HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada