Jennifer Groot oo ah fanaanad Mareykan ah ayaa faafisay muuqaal yar oo ku saabsan iyada oo qur’aan u aqrineysa qaab heersare ah
Xaqiiqonews-Muuqaal
Inkastoo aysan si fiican u aqoonin luuqadda carabiga, haddana qaabka ay ugu dhawaaqday lafdiga qur’aanka waxa uu ahaa mid soo jiidasho leh.
Sidoo Kale aqri.. Carro Ka Dalatay Faraantigii Nabi Maxmed Oo LA Hadiyeeyey Fanaanad Masaari ah
Groot ayaa horay uga soo qeyb gashay barnaamijka “Arab Got Talent” , iyadoo wixii intaasi ka dambeysay caan ka dhax noqtay baraha carabta iyo muslimiinta.
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada