Farahaada Oo Lagu Arko Sumaddan Waxa Ay Sheegeysaa Cudurka..

-

Cudurka maskaxeedka dadka qaar u yaqaan laleemada ee Parkinson’s disease, waa cudur ku dhaca maskaxda qofka isaga oo ku sababa isku dhax yaac iyo qofka in uu awoodi waayo dhaqaajinta jirka.


Xaqiiqonews-Caafimaad

Jirka oo gilgisha qaab ka baxsan xakameynta qofka, socodka oo qofka dhiba iyo waxaa jira calaamado kale oo lagu garan karo cudurkan Parkinson’s disease.

Hay’adda Parkinson’s UK , waxa ay cudurkani u sharaxday sidan “waa cudur xanuun badan, qofka qaab jug camal ayuuna ugu dhacaa, waxa uu keenaa kabaabyo ku imaada faraha lugaha iyo gacmaha, cudurkani laleemada waxaa kale uu sababaa qaar ka mid ah dhibaatooyinka caqliga saameeya sida walwalka iyo walbahaarka, intaasi waxaa dheer mushkilado uu ku keeno xasuusta qofka, qofka shaqsiyadiisa oo isbadasha, qofka oo arka waxyaabo aan jirin, iskana aamina waxyaabo aan xaqiiq aheyn (huumaag).

Sidoo Kale Aqri..Ishaada Ayaa Laga Dareemi Karaa Hadii aad Qabto Cudurkan Halista ah!

Sida ay ku doodeyso Parkinson’s UK , walwalka iyo walbahaarka waxa ay ka mid yihiin calaamadaha ugu caansan ee cudurkani Parkinson’s disease(laleemada).

Wararka U Dambeeyey

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...

Fahad Yaasiin Oo Si Aan La Dareemin U Qirtay Dilkii Ikraan Tahliil !

WARKA: Eedeysanihii ugu weynaa ee loo heystay dilka Ikraan Tahiil Fahad Yaasiin ayaa markii ugu horeysay si bablik ah...

Shiikh Sheegay In Israa’iil Ay Jinni U Isticmaasho Basaasidda Iiraan!

Xujutul-Islaam Naqiya Buurfar oo ah wadaad diimeed ahna ustaad jaamacadeed ayaa Tilifishinka Iiiraan ka sheegay in Israa'iil ay adeegsato...

Maxaa La Sameeyaa Markii Aadan Lacag Heysan?

in aad dareento baahi lacageed waa mushkilad caalami ah waana arin caadi oo dadka oo dhan ku dhacda ugu...